Galmudug oo Shaacisay in ay qabanayaan Doorasho qof iyo Cod ah iyo Qoor Qoor oo…

Dowlad goboleedka Galmudug ayaa shaacisay in doorasho qof iyo cod ah ay qabanayaan dhammaadka sannadkan 2023, si dadku usoo doortaan golayaasha ku matalaya dowlad goboleedka Galmudug. Golaha wasiirrada dowlad goboleedka Galmudug oo kulan ku yeeshay magaalada Dhuusomareeb ayaa isku raacay in la qaban qaabiyo doorasho qof iyo cod ah, waxa ayna wasiirradu tilmaameen in la … Continue reading Galmudug oo Shaacisay in ay qabanayaan Doorasho qof iyo Cod ah iyo Qoor Qoor oo…